Hadal kasoo yeeray Marwada Madaxweynaha Kenya oo hadal heyn badan dhaliyay

Hadal ay jeedisay marwada koobaad ee madaxweynaha dalka Kenya Rachel Ruto, ayaa hadal heyn badan ka abuuray gudaha dalka Kenya, waxaana hadalkan siyaabo kala duwan uga falceliyay qaar kamid ah dadka dalkaasi u dhashay. Rachel Ruto, ayaa sheegtay in xarunta madaxtooyada Kenya bil kasta ay martigalineyso kulamo duco ah ay qabanayaan waddaado masiixiyiin ah, waxaana … Continue reading Hadal kasoo yeeray Marwada Madaxweynaha Kenya oo hadal heyn badan dhaliyay